最新バージョン
1.2.17 インストールしても安全
1.2.17 インストールしても安全
Qaabka is diiwaangalinta
- Darawalka sido kale ayuu isu diiwan galinaya balse waxuu sugaya inta laga so aqbalayo darwalnimadiisa kadib ayuu isticmaali karaa.
Warbixin dhamestiran o ku saabsan siduu u shaqeeyo r
- Macaamiilka ayaa dooran kara meesha uu rabo in la geeyo, kadib ayuu arki doona masaafada lagu tagi karo meeshas iyo lacagta lagu geynayo, kadib ayuu dooran karaa nuuca gaari u rabo inuu raaco hadii ay online yihiin kadib waxuu ku xirmi doona darawalka ugu dhaw ee Qaabka is diiwaangalinta.
Warbixin dhamestiran o ku saabsan siduu u shaqeeyo Rikaab
- Macaamiilka ayaa dooran kara meesha uu rabo in la geeyo, kadib ayuu arki doona masaafada lagu tagi karo meeshas iyo lacagta lagu geynayo, kadib ayuu dooran karaa nuuca gaari u rabo inuu raaco hadii ay online yihiin kadib waxuu ku xirmi doona darawalka ugu dhaw ee Rikaab.
- Dalabkada waxaa arki doono darwalka kuugu dhaw ee nuuca gaari aad dalbatay, isaga ayaaana ku aqbali kara ama ku diidi kara.
- Dalbadaha ayaa heli doono fariin ku saabsan in la diiday ama in la aqbalay.
- Darawalka ayaa u dhaqaaqaya dhanka dalbadaha siyuu u raadiyo meesha u ku suganyahy.
- Dalbadaha ayaa heli doono fariin ah in darwalka usoo socdo dhankiisa.
- Dalbadaha ayaa heli doono fariin ah in darawalka soo gaaray.
- Kadib waxaa bilaabanaya safarkii marka uu macaamiilka soo raaco gaariga.
- Darawalka waxuu arki doona jidka u ku socdo iyo sida ugu dhaw u ka tagi karo meesha u dalbaday macaamiilka.
- Marki la gaaro meeshi u dalbaday macaamiilka waxay heli doonan labadaba warqad ay ku qoranthay warbixin ku saabsan lacagti safarka.
- Ugu danbeen labadaba waxay aqbali doonan warqada lacagta, sido kale mid walba kan kale ayuu qiimeen ku samen doona intii ay safarka ku wada jireen.
概要
Rikaab は、 Rikaab appによって開発されたカテゴリ 教育 の フリーウェア ソフトウェアです。
Rikaab の最新バージョン 1.2.17 2024/07/06 にリリースです。 それは最初 2024/02/25 のデータベースに追加されました。
Rikaab が次のオペレーティング システムで実行されます: Android/iOS。
ユーザー Rikaab の 3 5 つの星からの評価を与えた。
関連
Rayan Driver
Drive with Rayan Driver and take control of your earnings and schedule. Why Rayan Driver? Maximize your income with low commission rates. Enjoy the freedom to drive on your own terms.Tamaam Macamiil
Tamaam Taxi Tamaam offers a range of services, including taxi bookings that enable you to request transportation from the comfort of your home, workplace, or educational institution.最新のレビュー
![]() |
Pomocník s instalací Windows
Microsoftのアシスタントによる簡単なWindowsインストール |
![]() |
Ashampoo Photo Optimizer
Ashampoo Photo Optimizer で写真を変身させましょう! |
![]() |
TomTom MyDrive Connect
TomTom MyDrive Connect を使用して、TomTom GPS を簡単に更新できます。 |
![]() |
Free Audio Converter
Free Audio Converterでオーディオファイルを無料で変換しましょう! |
![]() |
MiniTool Video Converter
MiniTool Video Converter:オールインワンのビデオ変換ツール! |
![]() |
EPSON XP-100 Series Printer Uninstall
EPSON XP-100 シリーズ プリンタ ソフトウェアを効率的に取り外す |
![]() |
UpdateStar Premium Edition
ソフトウェアを最新の状態に保つことは、UpdateStar Premium Edition でかつてないほど簡単になりました。 |
![]() |
Microsoft Edge
Webブラウジングの新しい標準 |
![]() |
Google Chrome
高速で用途の広いWebブラウザ |
![]() |
Microsoft Visual C++ 2015 Redistributable Package
Microsoft Visual C++ 2015再頒布可能パッケージでシステムパフォーマンスを向上させましょう! |
![]() |
Microsoft Visual C++ 2010 Redistributable
Visual C++ アプリケーションの実行に不可欠なコンポーネント |
![]() |
Microsoft OneDrive
Microsoft OneDriveでファイル管理を効率化 |